Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Wax barshada Degmada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay Yuusuf Maxamed Idiris ayaa Sheegay in Wasaradda wax barshada Dowlad Goboleedka KGS ay dhistay goobo wax barasho oo loogu tala galay in ay wax ku bartaan caruurta baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Baydhabo iyo deegaanada hoos yimaada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.