Waalidiin caruurtooda ku waayay Fatahaadda webiga Shabeelle

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dad iskugu jira caruur iyo dad waayeel ah ayaa sannadihii la soo dhaafay lagu wayay webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne kadib markii ay ku dheceen Caruurta ayaa inta badan uu webiga qaada xiliyada ay ku dabalanayaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here