Waa Sidee Kala Saraynta Horyaalka Premier League Kadib Todobaadkii 33-aad ee Horyaalka

0
454

Kismaayo(Waamo Radio) Toodbaadkii 33-aad ee horyaalka remier League ayaa xalay la ciyaaray iyada oo uu sii xoogaysanayo tartankii loogu jiray hadii ay noqoto hanashada horyaalka premier League ama hadii ay noqoto tartanka loogu jiro kaalmaha loogu soo boxo Champions League xilli ciyaareedka dambe.

Tartanka loogu jiro horyaalka iyo waliba kaalmaha champions League ayaa ah mid aad la isugu dhaw yahay iyada oo ay kooxaha ka qayb galaya ay u dagaalamayaan tartanka.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Sida loogu kaal sareeya horyaalka premier League kadib toodbaadkii 33-aad ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here