Waa sidee Doorka Gabdhaha Wariyayaasha ah xarumaha Warbaahinta Kismaayo?

0
62
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Marka aan ka hadlayno doorka ay gabdhaha wariyaasha ah ku leeyihiin dhanka hogaaminta Warbaahinta waa mid aad u hoosaysa marka la barbar dhigo Raga xilalka ka haya xarumaha warbaahinta ee gudaha dalka ‘dhanka kale marka laga eego gabdhaha saxafiyiinta ah waxaa ay qabtaan shaqooyinka adag ee warbaahinta laga qabto sida Barnaamijya ,wararka iyo dhamaan shaqo maalmeedka laga qabto xaafiisyada warbaahinta .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here