Ururka SOHYO qaybtiisa Kismaayo oo gargaar gaarsiiyay dadka ay Roobabku saameeyeen

0
89

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Rajada Dhalinyarada somaliyeed ee SYHO Qaybtiisa magalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa deeq Gargaara oo Isagu Jirta dharka la xidho marakaneecooyin  Bustayaal iyo Agab Kale Garsiiyay boqolaal qays oo kusoo barakqacay deganada waqooyiga kismaayo

Ururka oo inta badan ka shaqeeya taakulaynta dadka tabalaysanb ayaa agabakn ka ururinaaya xafadaha magalada kismaayo si loogu caawiyo dadka ay fadahaadaha iyo daadadku kasoo barakiciyaane deeganadoodii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here