Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Sohyo Qaybtiisa Magaalada Kismaayo ayaa si isxilqaan ah markii labaad agabka nadaafadda qaybihiisa kala duwan gudoonsiyay dadka danyarta ee kunool Kaamka Qoryooley ee magaalada Kismaayo.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warkaan inooga diyaarisay.