Ururka shirkadaha maalgalinta yaryar ee Soomaaliyeed SOMA oo laga daah-furay magaalada Muqdisho

0
110
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada ayaa laga daahfurey ururka maalgalinta ganacsiga yar yar ee dalka shirka lagu daahfuraayey ayaa waxaa soo qabanqaabisay ururka shirkadaha maalgalinta yaryar ee Soomaaliyeed SOMA.
shirka ayaa intiisa badan waxaa looga hadlay ururka shirkadaha maalgalinta yaryar ee Soomaaliyeed SOMA wax qabadkiisa iyo fursadaha uu abuuri karo.
ugu horeyn waxaa shirka ka hadlay Maxamed Cabdi Suldaan Gudoomiyaha ururka shirkadaha maalgalinta yaryar ee Soomaaliyeed SOMA isagoo sheegay in SOMA ay fursado shaqo abuuri doono.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here