Ururka Naafadda degmada Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in guurka aan lagu faquuqin dadka aragga la`

0
181
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle waxaa ku nool dad badan oo qaba baahiyaha gaarka sida dadka aragga la’ kuwaasi oo aan helin waxyaabihii ay u baahnaayeen sababo la xiriira faquuq ay kala kulmaan qeybaha  kala duwan ee bulshada.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here