Kismaayo(Idaacada Waamo)Gudoomiye ku xigeenka ururka Naafada Jubbaland Xussen Faarax Cabdulle oo Idaacada Waamo lahadlay Ayaa ka warbixiyay Xarun dhismeheedu uu Sadix qaaybod ka kooban yahay Oo Haya,ada LWF Ay Udhistay Caruurta naafada ah gaar ahaan kuwa baralayska E e Ubaahan Daliigitaanka .
Waxaa uuna sheegay in xaruntaan wax badan looga qaban doono dhibatooyinka haysta Caruurta bahiya gaarka qaba .
Gudoomiye ku xigeenka ayaa intasi ku daray in xaruntaan qalabayn teeda ay wali wax ka Dhimanyihiin ayna ku raja wayn yihiin in dhawaan lasoo dhamays tiro.