Ururka Naafada Jubbaland oo Dowladda ka codsaday in Xafiisyada laga shaqaaleeysiiyo

0
290

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shugri Saciid Axmed Gudoomiyaha Ururka Naafada Ee Jubbaland Oo Lahadleysay Idaacadda Waamo ayaa sheegtay in Dadka Naafada  ah Loo baahan yahay in Laga qeyb galiyo shaqooyinka Dowladda ay bixiso isla markaana ay Dadka Naafada ay ku jiraan dad Aqoon leh Kuwaas oo Gali Karo Imtixanaadka Dowlada ay qaaddo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here