Ururka Naafada Jubbaland oo diiwaan geliyay 200 oo Gabdhood

0
376
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Naafada Jubbaland ayaa waxay maalmahaan wadaan sidii ay waxbarashada  ugu bilaabi lahaayeen Gabdho dadka baahiyaha gaarka qabo ka mid ah,kuwaasoo horay u diwaan-geliyeen Ururka.
Gabdhahaab oo laga soo kala xulay Xaafadaha Kismaayo ayaa waxay tiradoodu gaareysaa ilaa 200 oo Gabdhood,waxaana la siinayaa Waxbarasho lacag la,aan ah.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here