Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shugri Saciid Axmed Gudoomiyaha Ururka Naafada Jubbaland oo La hadleeysay Idaacadda Waamo ayaa Shegtay in Dadka Nafda Loo Bahan yahay in Laga Qeyb galiyo Shaqooyinka Dowlada ay bixiso isla markaana ay dadka Naafada ay ku jiraan dad Aqoon Leh, Kuwaas oo gali Karo Imtixanaadka Dowladda ay qaado e lagu codsado xafiisyada shaqada.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.