Ururka Naafada Jubbaland oo codsaday in dayactir loogu sameeyo xafiiskooda

0
74
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabka daayrta oo ka da’ayay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa saamaayn ku yeeshay nolosha dadka danyarta ah gaar ahaan kuwa Baahiyaha gaarka ah qaba .
Biyaha roobka ayaa gudaha u galay xaafiiska ay ku shaqeeyaan ururka naafada Jubbaland kaas oo ku yaala degmada Kismaayo ‘waxaana xaafiiska oo markii horaba dhismihiisu ahaa mid qadiimi saamaayn ku yeeshay roobka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here