Ururka Kubadda Cagta Jubbaland oo soo saaray Jadwalka iyo waqtiga uu bilaabmi doono horyaalka heerka 1-aad ee Jubbaland

0
35
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Kubadda Cagta Jubbaland oo soo saaray Jadwalka iyo waqtiga uu bilaabmi doono horyaalka heerka 1-aad ee Jubbaland, Sido kale inay sidoodi ahaan doonaan liiska Ciyaartooyda udiiwaan gashan kooxaha waxaana lo ogolyahay kaliya inay diiwaan gashan karaan ciyaartooy cusub.
Ururka ayaa Maanta soo saaray jawalka horyaalka heerka 1aad waqtiga rasmiga ee furmi doono, Sido kale kooxaha ayaa lagu wargaliye inay bilaabaan tababar ay ugu diyaar garoobayaan horyaalka loona furi doono Garoonka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here