Ururka Haweenka Kismaayo oo ka qeyb galay Olole Nadaafadeed laga sameeyey degmada

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka haweenka degmada degmada Kismaayo waxay lafdhabar uyihiin howlaha muhiimka ee bulshada sida Ololaha Nadaafadeed, Wacyi galinta bulshada iyo barnaamijyada iska wax uqabso iyo waxyaabo kale oo muhiim ah.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here