Ururka Haweenka G/Jubada hoose oo ka warbixiyay caqabadaha ay kulmaan

0
227
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Haweenka Gobalka Jubbada hoose ayaa waxay ka qeyb qaataan bilic soo cilinta magaalada,Luul Saciid waxa ay ka tir san tahay Ururka Haweenka Gobalka Jubbada hoose ayaa waxay ka warbixisay caqabadaha ay kala kulmaan bulshada reer Kismaayo,xilliyada ay ku jiraan Ol’olaha Nadafadeed.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here