Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyaradda degmada Kismaayo oo bilaabay Olole ay ku ciid siinayaan Caruurta Agoonta, Gudoomiyaha Dhalinyarada Degmada Kismaayo Abaadir Cabdiraxmaan Baashi ayaa faah faahin ka bixiyay shaqada ay qabtaan.
Mowliid Cabdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.