Ururka Dhalinyaradda Cagaarsan oo dhir beeris ka sameeyey deegaanka Luglow

0
16
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhalinyaradda Cagarsan oo kamdi ah Ururada ka dhisan degmada Kismaayo oo kaashanaya Wasaaradda Deegaaka Isbadalka Cimilada Jubbaland ayaa deegaanka Luglow ee waqooyiga kismaayo ku sameeyey dhir beeris.
Dhir beeristaasi ayaa xoga lagu saarayey dhireynta deegaanka iyo sare uqaadida bilicda goobaha dalxiiska  deegaanada Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here