Ururka Dhalinyaradda Cagarsan oo deeq gaarsiiyay Qoysaskii ay saameeysay fatahaada wabiga

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyaradda Cagarsan oo ka dhidan magaalada Kismaayo ayaa deeq kala duwan oo ay kasoo uruuriyeen bulshada qeybaheeda kala duwan gaarsiiyay Qoysaskii ay saameeysay fatahaada Wabiga iyo daadadka roobka dayrta kuwaas oo dib u dajinta loogu sameeyey dalcada luglow ee duleedka magaalada Kismaayo.

Gudoomiye kuxigeenka Barakacayaasha ee deegaanka Luglow C/laahi Cabdi Muxumud ayaa ka warbixiyey waxyaabaha lasoo gaarsiisay isagoona umahadceliyey dhalinyarada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here