Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili ay sii kordhayso tirada dhalinayarada wadanka ka tahriibaya si ay u garaan qaarada yurub iyagoo raadinaya nolol wanaagsan iyo fursado shaqo ayaa Ururka dhalinyarada Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ay soo jeediyeen in laga hor taga tahriibka dhalinayarada oo ah safar halis tiisu badan tahay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.