Ururka dhalinyarada gobolka Jubbada hoose oo dhalinyarada ugu baaqay inaay ka qayb qataan dib u dhiska dalka 

0
274
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa degmada Kismaayo iyo degmooyinka kale ee gobolka Jubbada hoose ka dhisan ururo dhalinyaro kuwaas oo inta badan si is xilqaan ah uga qayb qaata horumarada kala duwan ee ka jira deegaanada Jubbaland.

Golaha dhalinyarada degmada Kismaayo  oo ka mid ah ururada dhalinyarada ee ka dhisan gobolka Jubbada hoose ayaa door kooda ka qaata  sidii bulshada loogu wacyigalin lahaa in ay la shaqeeyaan laama amniga si nabada loo horumariyo sido kalana wexeey ka qayb qataan hawlaha bilic soocilinta Magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here