Ururka Dhalinyarada Gobalka Hiraan oo Ol’ole Nadafadeed ka sameeyay Wabiga Shabeleelle

0
121

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wabiga Shabeele oo mara Magaalada Baladweyne iyo Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo hada wada biyo yar ayaa dadka deegaanka iska daayey cabista Biyaha ka dib markii qashin badan lagu daadiyey.

Qaar ka mid ah Uurka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan ayaa sameeyey olole Nadaafadeed qashinka looga saarayo biyaha wabiga shabeleelle si bulshada ay u helaan biyo nadiif ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here