Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ololahan nadaafadeed oo ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada degmada Kismaayo ayaa waxaa looga gollahaa ilaalinta nadaafada deegaanka iyo kor u qaadidada bilicda xeebta Calanleey ee magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Adan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.