Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo deeq gaarsiiyay Qoysaskii ay saameysay Elnino

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa deeq ay ka soo uruuriyeen xafadaha kala duwan ee ka kooban tahay magaalada Kismaayo gaarsiiyay Qoysaskii ay saameeyeen daadadkii roobka iyo Fatahaada Wabiga ee dib u dajinta loogu sameeyey deegaanka Luglow.

Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo Abaadir Abdirahmaan Beeshi ayaa sheegay in deeqda ay kasoo aruuriyeen bulshada degan xaafadaha degmada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here