Ururka Dhalinyarada Deegaanka Goobweyn oo ka Warbixiyey baayihaya Dhalinyarada ee ka jiro Deegaankooda

0
219
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarda ku nool deegaanka Goobweyn ayaanan qaarkood heysan fursado waxbarasho, waxay Wasaaaradaha Waxbarashada iyo Dhalinyarada ka codsadeen in loo hirgaliyo Dugsiga tababarka farsamada gacanta oo ay sheegeen in ay baahi weyn uqabaan barashada waxyaabaha la xiriira farsamada gacanta.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here