Ururka Dhalinyarada Cagaarsan oo duleedka galbed ee kismaayo ku beeray dhir

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhalinyaradda Cagaarsan oo garab ka helaayo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka cimilada Jubbaland ayaa Deegaanka Bilicsan ee duleedka galbed ee Kismaayo ku beeray dhir ay ugu talagaleen qurxinta deegaanka waxaana goob joog aha Mashruuca Dhirberista Gudoomiyaha ururka Dhalinyarada Cagaarsan Maxamad Shariif Cabbdulahi Agaasimaha Waaxda qeyradka dabiciga Maslax Mowliid Maxamed iyo Masuliyiin kale Gudoomiyaha Degaanka Bilicsan Cabdirisaaq Qaliif Dhaqane ayaa ugu horeen ka mahadceliyay Ol’olaha dhir beerista deegaanka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here