Ururka dhalinyarada cagaarsan oo dhir beeris ku sameeyay qaar ka mida iskuulada kismaayo

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyada oo ay dunido dadaal ugu  jirto la dagalanka isbadalka cimilada ayay somalia ka mid tahay wadamada sida daran samaynta ugala kulmay cimilada sii xumanaysa ee caalamka

Urur dhalinyaro oo lagu magacaabo Cagaarsan una dhaqdhaqaaqa beerista dhirta oo kaashanaya Wasarada degaanka iyo isbadalka cimilada jubbaland ayaa dhir beeris ku sameeyay qaar kamida iskuulada kuyaala magalada kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here