Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaardda dhalinayarada iyo ciyaaraha dowlad goboledka Jubbaland ayaa dhawaan Farxaan Maxamed Cabdi u magacayday Gudoomiyaha golaha dhalinyarada Jubbaand .
Gudoomiayaha dhawaan la magacabaay oo ka warbiyay waxyaabaha uga qorshaysan horumarinta dhalinayada Jubbaland ayaa sheegay inuu wado dadaalo kala duwan oo ay ka mid yihiin in dhalianyarada lagu dhiira galiyo barashada xirfahada gacanta oo mustaqbalka ka caawin kara shaqo abuur iyo in dhalinayarada hal abuurka kale la dhiira galiyo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.