Ururka Dedo Oo Biyo dhaamin u Sameeyey Barakacayaasha Baydhabo

0
15

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barakacayaasha Kunool Magalada Baydhaba ee Xarunta Gobalka Baay ayaa loo sameeyay Biyo dhaamin Xili lagu guda jiro Bisharabadaan taas oo ku soo Aaday Jilaal ay dadku biyo la’aan la dala dhacayaan

Ururka Horumarinta Deegaanka ee DEDO ayaa Bilaabay in ay Biyo dhaamin u sameeyaan dadka Barakacayaasha ah ee kunool Xerooyinka ay ka degan yihiin Magaalada Baydhabo ayagoo Wakiil ka ah dad Muxsiniin ah oo qarashaadka baxsanaaya.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here