Ururka Daryeel Agoon oo deeq raashin ah gaarsiiyey 40 Qoys oo ku nool magaalada Jowhar

0
210

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 40 qoys oo danyar ah isla markaana ku nool magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ayaa la gaarsiyay deeq raashin ah. Deeqda waxa ay iskugu  jirtay Bur,Bariis, Sokor,Saliid Timir, iyo Baasto  waxaana  bixiyay ururka daryeel agoon.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here