Ururada Haweenka Kismaayo oo ka qeyb qaata Arrimaha Nabadeeynta Bulshada

0
8

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Ururada Haweenka ee ka disan Degmada Kismaayo ayaa ah door muuqada ka qaata wacyigalinta bulshada iyo sidii khilaafyada bulshada dhexdeeda ka dhaca si nabdoon loogu xalin lahaa.

Si loo gaaro Nabad’xasilooni iyo wado noolansho bulsho ayaa qaar ka mid ah haween ku nool Kismaaya waxaa loo tababaray habka xalinta khilaafyada bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here