Ururada Haweenka Gobolka Jubbada Hoose oo ku baaqay in la garab istaago dadka uu Roobka saameeyay

0
71
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayadoo ay roobab mihigaan ah oo daadad wata ka de’een qaybo ka mid ah deegaanada iyo dagmoyinka dowlad goboledka Jubbaland ayna gaaysteen qasaare naf iyo maalba leh dad badana ay ku barakeceen ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada la dirayo ee ku aadan in loo gurmado dadka daadadku saameeyeen .
Ururada Haweenka ee Gobolka Jubbada Hoose iyo Degamada Kismaayo ayaa bulshada iyo  Hay’addaha samafalka u diray baaq ku aadan in garab istaag loo muujiyo dadka ay wax yeeladu ka soo gaartay roobabka da’ay .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here