Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay dhawaan Wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaarahaa Dowlad Goboledka Jubbaland dhistay golayaasha dhalinyarada sida Golaha dhalinyarada Degmada Kismaayo Golaha dhalinyaradda gobolka Jubbada Hoose iyo Golaha dhalinyaradda stateka Jubbaland sidoo kalana ay magaalada kadhisan yihiin u rururo dhalinyaro oo madax banaan ayaa waxaa qaar kamdi ah ururadda dhalinyarada ee Dowliga iyo kuwa aan dowliga ahayn ay dowr muuqda ka qataan wacyi galinta iyo isku xirka dhalinyarada taaso sahleyso in la helo dhalinyaro leh hadafyo muhiim ah ururada qaar ayaa bulshada ka wacyigaliya hadbo xaaladaha soo kordho oo ay caafimaafka ugu horeeyaan.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.