Ururada Bulshada Rayidka Jubbaland oo ka tacsiyeenayay geeridii Gudoomiyihii Ururuka Haweenka Degmada Kismaayo

0
396

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Kulankan oo ka dhacay xarunta guriga Gobolka ee K2 ayaa waxuu ahaa mid tacsi loogu dirayay geeridii dhawaan ku timid Allaah ha u naxariistee Gudoomiyihii ururka Haweynka ee Degmada Kismaayo Marxuumad sureer Maxamed Cali oo Kismaayo ugu geeriyotay Cudurka Covid-19.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here