Ururada Bulshada Rayidka Jubbaland oo door-wayn ka qaato hormarinta Nabadda

0
86

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nabadu waa tiirka kobaad ee wada noolashaha bulshada la aanteedna aanay jirin noloL dhamays tiran oo bulshada dhaxdeeda ah,Isdhax galka iyo nabad kuwada nolashaha bulshada ayaa door wayn ka qaata hormarka iyo xasiloonida wadanka,waxaana lagama maar maan ah in si wada jira looga shaqeeyo nabada iyo wada jirka

Odayaasha dhaqan ka Haweenka iyo dhalinyarada ayaa door wayn ka qaata nabadaynta deganada jubbalan iyga oo masuuliyad iska saara sidii bulshada loogu wcyi galinlahaa muhiimada ay leedahay Nabadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here