Ururada Bulshada Rayidka Jubbaland oo baaqay in la dardar galiyo sharciyada xuquuqda Haweenka

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa jira sharciyo iyo xeerar door wayn ka qaadan kara u qareemaya xuquuqda haweenka ku waas oo wali qabyo ah ayna gacanta ku hayaan qaar ka mid wasaaradda dowlad goboledka Jubbaland ‘waxaana Baarlamaanka Jubbaland loogu baaqay in wasaaradda sharciyadaas gacanta ku haya ay kula xisaabtamaan dardar galintooda .

Fudumo Cali Aadan Gudoomiye ku xigeenka Dalada Juunsa iyo Gudoomiyaha ururka haweenka Degmada Kismaayo Faadumo Maxamed Cabdi ayaa Baarlamaanka Jubbaland u soo jeediyay in wasaaradda ay kula xisaabtamaan dhamaaystirka xeerarka qabyada ha ee u qareemida xuquuqda Haweenka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here