Ururada Bulshada Rayidka Jubbaland oo baaq u diray beelo ku dagaalamay duleedka Kismaayo.

0
352

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah isimada, nabadoonada iyo ururada haweenka Gobolka Jubbada hoose ayaa baaq nabadeed kasoo saaray colaada ka jirta deegaanka Dalsan ee galbeedka magaalada Kismaayo, halkaasi oo ay ku dagaalameen labo beelood oo walaalo ah.

Shir jiraa’id oo ay warbaahinta u qabteen ayey ku baaqeen in labada beelood ee dagaalamaya ay nabada qaataan, islamarkaana ogaadaan in aan dagaal cidina guul ka gaari Karin in lagu dhamaado mooyee.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here