Ururada Bulshada Rayidka Jubaand oo door muhiim ka qaata wacyigalinta Bulshada

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada bulshada rayidka Jubbaland waxay door muhiim ah ka ciyaaraan horumarinta iyo ilaalinta danta guud ee bulshada deegaanka. Iyaga oo kaashanaya hay’adaha dowladda, jaamacadaha, iyo hay’adaha caalamiga ah, ururadani waxay fuliyaan barnaamijyo kala duwan oo la xiriira wacyigelinta bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here