Ururada Bulshada Jubbaland oo deeq raashiin ah gaar siiyey qoysas barakacayaal ah

0
268

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururada bulshada rayidka Jubbaland ayaa waxa ay deeq raashiin ah gaar siiyeen dadka ka soo barakacay abaarta ka jirta deeganada Jubbaland dadkan ayaa haatan  waxa ay ku sugan yihiin deegaanka Istaambuul ee waqooyiga magaalada Kismaayo.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here