Ururada Akhriska degmada Kismaayo oo deeq gargaar ah gaarsiiyay dad soo barakacay

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada Akhriska Degmada kismaayo oo ka duulaya hadalkii dhawaan ka soo yeeray madaxwaynaha Jubbaland ee ahaa in Ururada ay bulshadu ka koobantay u gurmadaan dadka soo barakacay ayaa deeq gargaara gaarsiiyay dadka kasoo barakacay daadadka iyo fatahaadaha.

Deeqda oo ahayd dharka laxidho isaguna jirtay dhar haween kuwa caruurta iyo isdoo kale midka raga ayaa waxaa ka faaiidaytay 200 oo qoys ila markaana ladajiyay degaanka Qaam-Qaam.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here