Urur weynaha shaqaalaha Jubbaland oo ku baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dadka kasoo barakacay daadadka

0
84
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wali waxaa si xoogle uga da’aya Gobalada Jubaayinka roobka dayr’ta kaas oo ay ka dhasheen daadad iyo fatahaado gaystay khasaare nafeed iyo burbur hantiyadeed ayada oo ay ku barakaceen boqlaal qays kuwaas oo waayay xolahoodii berahoodi iyo waliba guryahoodii
Urur waynaha shaqaalaha jubalan ayaa sheegay in dadkii ku barakacay roobka ay wajahayaan xaladihii ugu adka abid kuwaas oo aan haysan waxayaabaha nolasha adamaha aas aasiga u ah.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here