Update: Xulalka U Gudbay Wareega 16 Euro 2024

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartanka Euro 2024 ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo xulal xaqiijisteen u bixista wareega 16.

Inkasta oo aan wali la wada ciyaarin kulamadii 2-aad ee wareega Group-yada.

Hadana waxa jira xulal diirada saaraya wareega xiga ee tartanka.

Waxa jira xulal xaqiijistay u gudbista wareega 16 inkasta oo ay kulamo u dhiman yihiin.

Halka kaga bogo xulalka u Gudbay Wareega 16.

Spain

Germany

England

Portugal

Switzerland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here