Umilisooyinka Deegaanka Fuumo Baajuuni oo codsaday Qalabka Umilisooyinka

0
12
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Fuumo Baajuuni waa mid kamdi ah deegaanada Gobalka Jubbada hoose waxaa ka jiro baahiyo kala duwan oo dhanka noloshada ah, baahiyahaasi waxaa kamid qeybta hooyada dhalaanka.
hadaba waa tan Qadiijo Yuusuf Ahmed oo kamid tahay hooyinka Umulisoonka ee ka shaqeeyo deegaanka Fuumo Baajuuni oo si guud uga warbixisay baahiyaha hooyada iyo dhalaanka iyadoona codsi udirtay cid walba oo wax ka qaban karta.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here