UEFA oo soo Saartay Shaxdii ugu Fiicneyd Xilli Ciyaareedka 2021/22 ee Champions League.

0
276

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa si Rasmi ah u soo afjarmay xilli ciyaareedka 2021/2022 ee tartanka champions League iyada oo lagu kala baxay xalay oo Sabti ahayd.

Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid oo ku kulmay Paris ayaa ku kala calaf qaaday iyada oo Real Madrid markii 14-aad ku guulaystay koobka champions League.

Kadib dhamaadka tartanka xiisaha badan UEFA ayaa soo saartay shaxdii ugu ficinayd ee tartanka champions League.

UEFA ayaa soo xulatay 11-kii xiddig ee ugu fiicnaa tartanka iyaga oo ka sameeyay shaxda ay u aqoonsadeen midii ugu fiicnayd xilli ciyaareedka.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here