UEFA Oo Soo Saartay Shaxdii Ugu Fiicnayd Ee Todobaadka Ee Champions League

0
681

Kismaayo (Waamo Radio) Waxa si Rasmi ah loo soo afjaray todobaadkii ugu horeeyay ee tartanka champions League xilli ciyaareedkan iyada oo la ciyaaray kulamo badan oo xiiso leh xiddigo badana adduunka is bareen.

Waxa jira 2 xiddig oo min Saddexley dhaliyay tartanka champions League todobaadkan kuwaas oo kooxohooda ku hogaamiyo guulo raaxo leh Xidigaha Ayaa Kala Ah Mislav Oršić Oo Uciyaaro kooxda Dinamo Zagreb Iyo Xidiga Kale ee Erling Braut Håland ee Uciyaaro Kooxda reer Norway ee Salzburg .

Waxa sidoo kale shaxda ku Jira Xiddigo Qaab Ciyaareed Fiican soo bandhigay Oo Walibo Goolal U dhaliyey Kooxohooda Guulana Gaarsiiyey

UEFA ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadka ugu horeeya ee tartanka champions League

 

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here