Tuulooyin dhaca Galbeedka magaalada Kismaayo oo Gargaar la gaarsiiyay

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay gargaar gaarsiisay Tuulooyinka Xamareeso, Goloolyaryar, Abaq Bambaale iyo Shimbirey, halkaas oo markii hore ay ku dhufutay abaar inta badan ay dadka ku xoola waayeen, balse hadda uu saamayn ba’an ku yeeshay roobabkii dayrta iyo fatahaadii ka dhacday deegaanadda Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here