Trump iyo taageerayaashiisa oo ka digaya in doorashada la xado

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump iyo qaar badan oo ka mid ah taageerayaashiisa ayaa cadeyn la’aan ku andacoonaya in doorashadii 2020-kii dalkan ka dhacday la xaday, waxayna ay ka digayaan in si taas la mid ah ay dhici karto doorashada 2024-ka.

Saraakiisha doorashooyinka ee xisbiyada Dimoqraadiga iyo kuwa Jamhuuriga ee Gobolka Michigan ayaa ku muransan sheegashadaas, waxayna ka shaqeynayaan inay u xaqiijiyaan dadka Maraykanka in codadkooda ay sugan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here