Todobaadka hidaha iyo dhaqanka oo lagu qabtay Jaamacadda Jubba ee Magaalada Kismaayo

0
315

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasbad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen macallimiin, Ardey,aqoonyahano iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa waxaa  lugu qabtay Jaamacadda Jubba ee magaalada Kismayo ,waxa ayna munasabadu ku sababsaneed Todobaadka ka Hidaha iyo dhaqanka oo sanad waliba ay qeybto Jaamacadda Jubba,Hal ku dhaga sannadkan ayaa waxuu ahaa “Hido iyo Halabuur”.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here