Tirada Gabdhaha ku biiraya goobaha jimicsiga Kismaayo oo sii kordhaya

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa intooda badan u muuqda kuwo fahmay faa’iidada Caafimaad ee uu jimicsigu u leeyahay jirkooda waxaa ayna taasi keentay in marba marka ka danbaaysa ay sii kordhaan gabdhaha tagaya goobaha GMY ama Jimicsiga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here