Tirada dadka uu ku dhacayo cudurka Coronavirus oo siyaaday dalka Sucuudiga

0
356

Riyaadh-(Idaacadda Waamo)-Waxaa maalmashan dabe sii kordhaya dadka uu ku dhacayo cudurka Covid19 ee ku nool dalka Sucuudiga, gaar ahaan qoyska boqortooyada ee dalkaasi.

Tirada guud ee dadka uu ku dhacay cudurkan ee dalka Sucuudiga, ayaa waxaa la sheegay
in ay ka badan tahay 150.00 oo ruux , oo ku kala nool magaalooyinka dalkaaasi.

Afhayeen u hadlay wasaarada caafimaadka ee dalka Sucuudiga ayaa waxa uu warbaahinta
u sheegay in ay jiraan dadaalo ay ku bixinayaan, la taaclida cudurkan Coronavirus, isagoo
sidoo kale sheegay in ay jiraan dad ka bogsaday oo ay ka saareen goobihii caafimaad ee ay
ku karantiilnaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here